Комментарии:
I think waa first year for 32 years of voting I didn’t vote cause of Gaza
ОтветитьANAGA KOLEY GAAL MARKII HOREBA WANAG KAMA SUGEYNINE DADKA ISLAMKA AH CODKOODA HABA ISKA HEYSTAAN CIDNA YEYSAN SIININ MARKA ARINTA ISRAEL IYO FALASTIINA ANAGA AWOOD UMA HEYNE DUCADAAN KU KAALMEYNEYNAA WALALAHEEN MARKA ALLAH BAA ILAALINAYA SHACABKAAS CADOWGA LEYNAAYO
ОтветитьAllah ha ugar gaaro musliminta qasatan reer Falastiin waa qayano kufartan hadii aad doratan waxaad kamid tahiin kuwii dhameeyay walaalahiin 💔🥲
ОтветитьKud ka guur oo qanjo uu guur
ОтветитьAsc asxbta haween wanaagsan alloow si muslimiinta guuul
Ответитьillaahow burbur iyo dagaal sokeeye kufur mareykan aamiin illaahow burburi mareykan yahuud aamin
ОтветитьQof aan u halgameymin israil lagama yaabo in La doorto?
ОтветитьAll I can is to beg allaah for Gaza, Palestine people and cry and I’m not gonna vote for any of them we all know they are enemy to Gaza
ОтветитьHBN miyaney muslimin laheyn mise waa TV galo ledahay max ubaqeysan maxmed maxmud cadey muxu uleyaya erygaan u qoragu isticmaley e xasuq ah iy inu xagjirinam marykanka iy Israil waxd moda ina afka kal baqeysan u ledihi wax sida yidhi qoraga idnko ad modeyso ina shaqadina ilashaneysan si warbahntaa BBs o kale
ОтветитьSii cad usheg eryada xanaftale e galada lagu dhahayo
ОтветитьAsc hbn markaas hadii taladiisa layeelo ninkan qoraaga Ah mayna Ahayn taraan hasoobaxo waasidaan u Arko loonaquusgooyo xisba dimuqraadiga sheeganaaya
ОтветитьAllaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
ОтветитьIn ladoorto Khaa imiin waa dambi ee ha dooran cadawgaag
ОтветитьHala doorto shaqsigi shacabka falastiin xaqooda oo gal inshaa allaahu aamin aamin aamin aamin aamin
ОтветитьViva President Donald J Trump
ОтветитьAyaa Allaah Ayaa waduud ❤❤❤❤
ОтветитьIska dooro benaale iyo cadaw
ОтветитьIlaho adaa umaqan gaza ugargar 😭😭😭
ОтветитьAsc iiwaran xalada
ОтветитьSo dhawaaw
ОтветитьSu,aaal sxbyaal musharax sadaxaad oo madaxbanaan ma manuuc baa maraykanka maxaaa looo heli laahaya
Shukran
Markaa maxay kaga dona yaan musli miinta marey kankan international kii ay sheegi jireenba ma aqoon sana labaduba guul daro laba doodaba alle habado
ОтветитьLabo mafsado mida fudud ayaa la raaca! Odaygaan trump la leeyahay wuxuu ku dhiiraday inuu caasimada qudus u raro! Wuxuu ku tiraabay in israa'iil dhulka ku yar yahay! Marka waxay ila tahay aniga aragti ahaan in naagtan loo codeeyo! oo waxay soomalidu tiraahda ciil beel ciilbay ku badaa!! Waxaan ujeeday kuwo muslimiin sheeganaya oo ku nool Michigan oo garab istaag u muujinaya trump.
ОтветитьKamala ha guulaysato
ОтветитьMidna xal iyo wanaag uma hayaan muslimiinta jamhuuri iyo dimuqraadi kii la doortaaba waa isku mid waana laba daran mid dooro
ОтветитьANIGA WALIKEY UMA CODEYNIN MEELKADTA HADII ANBA JOOGO XASUUQA IYO GUMAADKA AYEYBA KUHAYAN FALASTIIN INTEY DILEEN DHAMANTOODA WABA DHIIGYA CAB WALIKEY DOORAN MAYO INTA ANBA NOOLAHAY GUUL GUUL REER FALASTIIN CADOWKANE ALLAH JABIYO DUCADA AN BADINNO
ОтветитьKu.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
ОтветитьSANADKAN CODKEYGA MIDNA MA SIINAYO. HORAAN OGA GO'AAN QAATEY. WAAN KA BAAQSADEY
ОтветитьTrump ayaa in badan dhaama kuwa intay kuu aamusaan haddana Muslimiinta hoosta ka jafaaya ee Democratska
ОтветитьWaa inoo berrito Insha Allah
ОтветитьMahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏
ОтветитьDarajada Rabiga Ayaa bixiya Mareykanka labada Allaha Rido, Khalaalaso dhexdooda Allaha dhigo.IAllah Gusha falastine Mareykanka Gumeystayasha munafaqyada lahaystayasha ah Carapta iyo kuwa Calamka Islamka oo qaadan waayay wajibkooda ayaa Imtixaan Adag mudan doonan.
ОтветитьAllahoow Raboow Jebi Israel Iyo Munaafiqiinta Taageeraysaba
ОтветитьWa run tarmp wa xagjir haleyska ilaliyo Kamala guuul muslimiinta waxan Lahey horta wa 2 gaal oo wadankoda ugu tagten sey nisodhaweyen ugu codeya si kama oo haweney ah si kidisa dartanka u so gashey sa oo kale ayu mareykan muslimkuna hoganka u qaban mareykanka
ОтветитьAllahu akbar,
Allah is enough for us, insha Allah , falastin be will be free soon ,
Aniga horta midna ma dooran lahayn sababto ah waa labo gaalo hadana wayka laxunyihiin lkin kamala haris baa ilafiican in ladoorto ileen wadankeena ma aha trumbna muslimiintana wuu necebyahay mana ogala in muslimiinta wadanka mareykanka soo galaan iyo dadka afrikaanta ah marka sidas darteed xata kamala haris haxumaate waxaa kaxun trump Allahu aclam lkin waa sidan u arko
ОтветитьSoobandhigidda xaqiiqada jirta ee uu wariyuhu kahadlay ma aha meel kadhac ee walalow xushmad ayeynu idiin haaynaa ee fadlan iska daayaa damiir xumada
ОтветитьWallaahi odeygaan warka sida loo aqriyo inuu aqoon uleheen wax laga fahmaayo malaha
Ответитьwaxay u eg tahay maraykanku inuu leeyahay gacantayda ma goyn karno,waana aayadaha u qoran yahuudda,idooro ama ha,idooran
ОтветитьMaraykankubisha allaaah dorashadan wantu kubaba ayay
ОтветитьAlahu akbar ilaahayow kaalaajaabi caadawga iyo yuhuda insha alaah
ОтветитьCaadawga islaamka ilaahay kuuma sosaro tuuram
ОтветитьBii idnilaahi kaarim guuul xisbulaah
ОтветитьKamala Harris and trumps election in USA. Itd better to give 3.5m should vote for independent party despite the two aspirants of Kamala and trump.
ОтветитьWaa Fariin aad umuhiimsan
ОтветитьLaabadub wey kal daran yihiin
ОтветитьNinkasii waa runtiis ee warkas ka qorey laabaduba dadka muslimaka uma fiicna
Ответитьmowlid waxaa dad badan goaansadeen inaan la aadin labadaba
ОтветитьWaxay ku ciyarayaan caqliga dadweynaha CAALAMKA, labaduba waa laba Yahuud ah waxayna ka shaqeynayan arimaha yahuuda.
ОтветитьHaddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
Ответить