Xogaha Ku Qarsoon Sababta Xasan Sh Itoobiya Iskugu Dhiibay ,Wajiga MOU & 4 Caqabadood Oo Halis ah

Xogaha Ku Qarsoon Sababta Xasan Sh Itoobiya Iskugu Dhiibay ,Wajiga MOU & 4 Caqabadood Oo Halis ah

Arabsiyo News

6 дней назад

46,013 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz - 13.12.2024 20:25

𝐱𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐦𝐚𝐱𝐚 𝐢𝐧𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐛𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐚 𝐛𝐚𝐚 𝐲𝐚𝐚𝐛𝐞𝐞❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

Ответить
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz - 13.12.2024 20:25

𝐭𝐚𝐚𝐧𝐧𝐢 𝐦𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐭𝐢𝐢𝐦𝐢𝐝 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐥𝐲𝐚𝐲𝐠𝐢 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐚𝐲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

Ответить
@abdirashid4016
@abdirashid4016 - 13.12.2024 20:48

Hodhodhoo hodhodhoo hodhodhoo

Ответить
@hajiabdi5927
@hajiabdi5927 - 13.12.2024 20:51

😂😂😂😂 Sheekadu way iska cadahay tii Allah na waa meel,dakadahan la sheegayo,muuse iyo xasan sheekh,iyo ciro way is og yihiin,waxa kuu cad muuse biixi oo ee yar ciro ku wareejiyayay, oo Aamusay

Ответить
@BreakableLucid
@BreakableLucid - 13.12.2024 21:06

Somaliland love somaliland 💚 Allah manshallah

Ответить
@ShariifWarsame-mw1tp
@ShariifWarsame-mw1tp - 13.12.2024 21:10

Been weligiin dadka u sheega

Ответить
@HusseinDimbil-x3m
@HusseinDimbil-x3m - 13.12.2024 21:16

Qadobadii kasoo baxay ankara
Waxaa ku cad hadalkaan
1)-waxaa taariikh tagtey laga soo qaadey wax kasta oo laysku hayey oo ay ku jirto heshiiskii
2)-midnimada iyo badax banaanida soomaaliya waa lama taabtaan
3)-hadii ay rabto itoobiya bad waxay usoo mareysaa sida sharciga adduunku qabo oo ah bad ganacsi oo aysan ku jirin saldhig melarati ayadoo la dhawraayo madax banaanida soomaaliya

Ответить
@ismailov63gls28
@ismailov63gls28 - 13.12.2024 21:20

Mansha-Allah Guul Iyo Goboniimo Iyo Horumar Jamuriiyada Barakaysan Ee Somaliland 4 Ever Insha-Allah Amiin Horaloo-Socoonaya..

Ответить
@AbiibColaad
@AbiibColaad - 13.12.2024 21:25

Xasan garguutheh Iyo teamkisu sfcn turkey ukarbashay oo wliba Mou Somaliand iyo Ethiopia dhexamay ayu Ethiopia kutaageray mesha Ethiopia waa badacas Somaliand ayaa maamusha badacasna

Ответить
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 - 13.12.2024 21:28

😂😂😂😂 guuuul SLND indha Allah Alloow jebi cadawga SLND aamiin yaarabii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲😂😂👍👍👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏🧡🧡🧡🧡💯💯💯💯

Ответить
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 - 13.12.2024 21:39

saylac qabaiil ciise malaha waxa leh somaliland ragii xoraysna jiray wa somaliland jabuutina waxba kama gelin Somaliland baa leh zaylac mana qadan karan haday xata xoog la yimadan itoobiya walay ka tahay

Ответить
@abraQolkisa
@abraQolkisa - 13.12.2024 21:50

Huush media Maxa isku kenay somalia iyo Ethiop Waa Mou the waxa laga wada hadlayey waa taa ethiop wwey la noqotay taa liq Muuse Kudan bay racday Beentii

Ответить
@hassansomali4014
@hassansomali4014 - 13.12.2024 21:54

Madaxweyne Xasan gacan ayuu dhunkaday adinkuse meel ka liidata ........

Ответить
@Xasan-h9r
@Xasan-h9r - 13.12.2024 21:56

Anagaba waxbaan aqrinaa ee adeer inaga xishoo. masaanbaa inoo danbeysay.

Ответить
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 - 13.12.2024 22:06

Guul Guul Guul Somali land bithmillahi kareem dhamaantood ❤❤

Ответить
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q - 13.12.2024 22:13

Waa maxay waxa sanka uu usarayo

Ответить
@guledjirde2818
@guledjirde2818 - 13.12.2024 22:15

Asc Warka Beenta ah joojiya itoobiya iyo soomaaliland waxba iskama Bedelin soomaaliland 34 sanno ayey dib ugalo noqotey , sidii afweyne ama xarmaajo ka xasan sheekh ka xun waa ina Geele wsc ku xumee soomaaliland ayaa heerkaa soomaaliya gaadhsiisey alxamdu lilaah guuleysta umada Reer soomaaliland ilaahow cadawga umada Reer soomaaliland jebi alaahu maa aamin waa jabuuti iyo muuuqadisho was

Ответить
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 - 13.12.2024 22:19

Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa madaxweynexassan sheekh mohamuud waa siyaasi dhabta ah. 2.0. Wuxuuna ka shaqaynayaa dantiisa oo kelliyaatta.
3.0. Hassan sheekh maxamuud wuxuu qaattey 100.0 million oo doollars waxayna gashay jeebkiisa waana sababta uu ethiopia ula heshiiyey.
4.0. Waxana bixiyey lacagtaasi dawladda turkiga.
5.0. Turkiga waxay dani ugu jirtaa somalia sababtoo ah wuxuu maamula dekedda iyo madaarada somalia.
6.0. Wuxuu qaattaa 100.0 % tacriifadda ka soo baxda dekedda iyo madaarada.
7.0. Waxay kula heshiiyeen inuu qaatto 75% tacriifadda dekedda iyo madaarada midjastaba goonideeda 75% tacriifadda.
8.0. Wasaaradda maaliyadda somalia waxay sheegtey turkigu inuu qaatto 100% tacriifadda dekedda iyo madaarada.
9.0. Waxay sheegtey inaanu hal doollar ky soo celin somalia oo uu qaatto dhammaanteed tacriifadda ka soo baxda madaarada iyo dekedaha somalia.
10.0. Turkigu waxa kalleetto uu sheegay inuu u socdo petrolka badda ku jira isagoo hadda wada baadhista petrolka badda indian ocean.
11.0. Waana sababta uu dawladda ethiopia iyo somalia heshiiska u qaban qaabiyey si ayna dawladda ethiopia u rabshadeenin qodista petrolka Indian ocean.
12.0. Madaxweyne xassan sheekh maxamud wuxuu xilligan doonayaa inuu dekedda iyo madaarada ku wareejisto dawladda UAE/DP World.
13.0. Dawladda UAE/DP World waa tuuggo aad u xun waxay laaluush qarsoodiga ah siisaa madaxda dugaagga noqotey ee africa.
14.0. Waxay qaadataa 80% tacriifadda dekedaha iyo madaarada africa wayna dhacdaa. 15.0. Waxay siisaa laaluushka qarsoodiga oo faraha guudkooda ah siisa madaxda tuugta iyo dugaagta noqotey ee africa.
16.0. Waxa ka darran dawladda dayuusadda ah ee tuugada ah ee qadar wayna ka darrantahay tan tuugada ah ee UAE/DP World.

Ответить
@faysalyusufmaxamud912
@faysalyusufmaxamud912 - 13.12.2024 22:48

Ma jiro dal somalilnd ladhaho ee weligiiba qayliya waa laga laabtay heshiis beenadkii dhexmaray itoobiya iyo maamulka waqoyi e somaliya

Ответить
@MuminKhayre
@MuminKhayre - 13.12.2024 22:50

Madhillaadhuligaqaadi.mmy.waxbakamajiraan.hakadidina.xasan.sheekh.uuxarbiyayaae.dalkasow.anugumalihi

Ответить
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 - 13.12.2024 22:50

guul qaranka soomaaliland

Ответить
@AxmedMaxamuud-l5o
@AxmedMaxamuud-l5o - 13.12.2024 23:22

Heshiisku waasidiisii kaliya waxa meesha laga saaray shardigii kuxidhnaa eecitiraafka ahaa taasina waxay kuxidhantahay siday uwajahaan tiimka cusub aaciro

Ответить
@AhmedAli-cv1yt
@AhmedAli-cv1yt - 13.12.2024 23:36

Isaaqlland xasana lajabiyay war ordoo 400 ragaa dhulbahanta idiinka haystaa kkkkkk. 😅 waxaa maqli jiray dayeerta dabadeda uma jeeda daba dadobeey kudiintaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Ответить
@januarySl2024
@januarySl2024 - 13.12.2024 23:40

Territorial integrity waa Somalia !Shirkan Somalia ayaa dhulkeeda u baqaysey oo islahayd amaa gobolo dhan oo joogitaanka ciidamo Ethiopian ah ogol ay farahaaga ka baxaan ayaa shirkan dalbatay. Basdin tii waa laga saaray oo waxa loo hubeyey in Ethiopia aan damac ka hayn dhul Somaalia Italiana ah. somaalia na waxay ogolaatay in ay gelitaan bad xaq u leedahay.

Ответить
@ZahraGonle-e5k
@ZahraGonle-e5k - 14.12.2024 00:44

Absolutely 👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️👍👍❤️

Ответить
@ammmmgmail
@ammmmgmail - 14.12.2024 00:44

Sannad dhan bay Arabsiyanews iyo kuwii beenta Muuse-xayraan umadda reer Somaliland ku maaweelin jiray buunbuuniyaa inooga sheekaynayeen. Maanta mee MoU-gii beenta ahaa!!

Ответить
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 - 14.12.2024 01:06

Allow Dhawr Somaliland Guul iyo Gobbonimo Allow Jebii caddowga Somaliland

Ответить
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 - 14.12.2024 04:12

Sheeko beena uun wada 36 sano kkkkkk

Ответить
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 - 14.12.2024 04:13

Idinkoosexan baydu iska riyootan riyo kunool 36 sano ah kkkkk

Ответить
@halimadirie5301
@halimadirie5301 - 14.12.2024 12:46

Xasan iyo muuseba heshiiska iyo dagaalada waxay kala tashadeen dad cadow ku ah labadabana way ku jabeen siyaasad xumo ayaana heshay dadka ay la tashadeen iyo kuwa badda ka doonaya iyo kuwa dagaalka ku soo qaaday waa isku mid

Ответить
@Yaxye-l5t
@Yaxye-l5t - 14.12.2024 19:49

Xaaldani waxy timid markuu tagay geesigii Muuse Biixi cbdi

Ответить
@Yaxye-l5t
@Yaxye-l5t - 14.12.2024 19:53

Xasan Sheekh maxaa na dab dhigay qaab yabee

Ответить
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e - 17.12.2024 09:35

LIKE

Ответить
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e - 17.12.2024 09:36

SHORTS

Ответить
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e - 17.12.2024 09:36

FOLLO WWW

Ответить
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e - 17.12.2024 09:37

LIVE

Ответить