Комментарии:
Somaliland love somaliland 🦅🤍❤️🦅❤️🤍💚💚🤍❤️✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼🦅🦅💚 CEERIGAABO
Ответить🇸🇴🇪🇹🇩🇯👹🚭🚭🚭🚭💸🚫💸🚫💸🚫💸🚫💸🚫🗿🫷
ОтветитьUSA 🇺🇸 somaliland somaliland love somaliland 💚 USA usa hero usa Trump 🇺🇸 🦅✊🏼🇺🇲🦅✊🏼💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻♥️🤍💚🚸🚸🚸🚸🚸🚺🚹
ОтветитьWaadiiyaar ariintaasi waydhamaystirantahay
ОтветитьYuhuudi ayaad baryaysaan alle kabaqa
ОтветитьInshaa’Allah Guul Guul Guul Somaliland.
ОтветитьWadani u sheeg markii hore diidanaa taas
ОтветитьSomaliland… the 194th country in the world! In sha Allah soon 🤲
ОтветитьSomalia waa mid qudha,guul somali wayn😭😭
ОтветитьInshaallaah aqoonsi khayr qaba
ОтветитьGuul Somaliland ❤
ОтветитьMaanshalaa hanbalyo
ОтветитьHadii aan kudadaalno in aynu
Soo yarayno muranada ka imanaya marba marka ka danbaysa wadankena waxa ino hirgalikara qasab aqoonsi degdega
Waa wax la yaab leh ! Dagaal wakaaladeed oo Somaalia, Daacish, Shayaadiin, Masar, Qadar, Turkey iyo China ku soo qaadeen Somalilaand ayaa xakuumadii dalka cadawga intaa le’eg ka difaaci lahayd ee marwalba cadawga u hanjebi lahayd, waxay ku baaqaysaa nabad !!! Waa wax laga tiiraanyoodo, marna lagu qoslo ! Kaaga daran Ciidankii Qaranka ee degaanka Ceerigaabo ee cadawgu dagaalka ka wado, ayaa madaxwetnaha cusbi amar ku bixiyey in aanay Oog ka bixi karin oo shacabka Huwan Faqash oo dhami ku soo duushey u gurman karin ???!!!! WAXANU LEENAHAY SHACABKA LAGU SOO DUULey, ISAAQ OO DHAN IYO CIIDANKA QARANKU WAA IN AANAY AMARKAA QAADAN EE AWOODA U WEYN KU DIFAACAAN DADKOODA IYO DEGAANADOODA !!!
ОтветитьMaa shaa Allaah . Allahayow 34 sanadood dabadeed motion kaa Kongreska Maraykan laga dhiibey ka dhig kii lagaga dhawaaqi lahaa aqoonsiga Somalilaand .
ОтветитьAfter 34 years of steadfast resilience, statehood, good governance, democracy, peace and security and rapid economic development, it’s time the World recognised Somaliland !
ОтветитьSheekadii majlisyada hargeisa aadku hayseen ayad mediayaha keenteene oromoy kkkk mareykan haduu wax aqoonsan karo Thaiwan ayuu aqoosan lahaa oo shuruud kasta buuxisay saa waa idinkoo biyo aan haysan dhakhaatiirta hargeisana oxygen la'aan loogu dhinto
ОтветитьKkkkkk 24/7 Somaliland oo la aqoonsanayo oo dalba ma haysanee maxaa la aqoonsanayaa? Ma Burco iyo Hargeisa ayaa loo aqoonsanayaa dal?
ОтветитьGuul Somaliland ❤️ 🤍 💚
ОтветитьSOMALILAND AQOONSI AYAA WAALAY OO WAXKASTA GALINAAYA ALLAH AQOONSIGIISA WAXAY KA DOORTEEN AQOONSIGA GAALADA TRUMP YUHUUDAA KA DAMBAYSA OO SALDHIG LOOGA SAMAYN DOONO BERBERA SI AY MUSLIMIINTA UGA GUMADAAN BALSE MAGAC MARAYKAN WATA SOMALILAND OOHIN IYO BARYO CIDNA UGAMA BAAHNA OO STRATEGIC AYAY KU TAALA ADUUNKA UGU FIICAN BALSE AQOONSI AQOONSI IN LAGUGU KUFSADO MAAHA ALLAH HA LA TALO SAARTO MUSLIMIINTAAY HADII KALE ARKI DOONTAA IYADOO WAX AANAD WALIGAA KU RIYOON DHACAAN LA ARKI DOONAA
ОтветитьInshalh waa malin wayn o aynu sugayno
ОтветитьIn sawirka TRUMP la soo qaato ma aqoonsibaa dadka buste saarka ka daaya illaahay ka baqa dadka haw hoosaasininina munaafuqada reer galbeedka iyo xulafadiisa intay isku direen biixi ismacil iyo xasan ayey muuse gaar ula baxeen muuse ka dibna xasan bay gaar ula baxeen cirrona aqoonsi afka baarkiisa ah ayay u sheegayaan khiyaamadaa qaawan ee aan cidna ka qarsoonayn maalin bay soomalidu ku soo af jari kartaa waa iyagoo illaahay culimada u diro oo ay heshiiyaan cadowgu intuu quustuu ku qadarinayaa
ОтветитьXisbiga jumhuriga gongerska u badan hagu dhawaqn aqonsiga somaliland
ОтветитьCirro deni xasan laftagareen madoobe intaas oo nin oo midba si gaara dhegta wax loogu sheego miyaa mid la aqoonsanayaa? qashinkaa ururay ee caqli yarida iyo waalida isku darsaday illaahay ha xaaqo'e
ОтветитьMarshall allah guul soomaliland
ОтветитьMashallaah ❤
ОтветитьSoomaalind may dhamaatay maxaa ku dhacay
ОтветитьAdeer somaliya congress mareykanku ma xukumo ee dowlad goboleedka somaliland somaliya xukunta ## Ama bood ama dhac trump Africa mabaxiiseeyo,kkkkkkk
ОтветитьGood news
ОтветитьMnsha Allah tacabkii muuse allaw nagu sin 🎉🎉
Ответить😮😊😊5
Ответить🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ответитьguul qaranka soomaaliland
ОтветитьWaar waad khaldan tahy iska makrofanka,maamulka an Somaliland,ahyn uu shegaya waa maxy,edeb yeelo,intaad garanyso ayaa iska yar.
ОтветитьInshallah guul guul Somaliland 🥰🥰🥰
ОтветитьMashaaallah Mashaaallah habalyo habalyo somaliland guuul guul iyo gobanimo inshaa allah qaran jiraa ❤❤❤
ОтветитьCirro iyo garaadada hargeysa imanaya u sheeg.
Ответитьisha Allah kheyr ban urajeynaya guud ahaan bulshada reer somaliland
tan iyo ilaa 1960th kii ilaa maanta ayay bulshada reer somaliland usoo halganayen madax bananidooda viva somaliland ❤