Комментарии:
Adiga iyo inta kula fakira baa ka xanaaqay ilayn Puntiland waa xajiimootaaye
ОтветитьWA asx inay diido oo inkidho wAn kutafeersanahy
ОтветитьWana lataagerayah axmad madoobe inta uu jogo gurguurte
ОтветитьWa laxixirayaah wixii xasan lasocdah
ОтветитьWasax inay kudoodo butlan wayo jubalan wan kudhiigbaxnay dhisitaan kediihore hadana waaladhimanaynaah
ОтветитьLabaduba waa qaldan yahiin Axmed iyo Deni waa dayuusiin u shaqeeya Cadowga umadda Somaliyeed ee imaaraatis baa xukuma labadaba laaluush bayna siisaah waana labo Eey
ОтветитьPuntland Dayuus mujrin ah baad tahay Noolow xukuma jar iyo haha did ah ee umadu ha iska celiso majuun Deni waayo isagaa xukuma Puntland war Deni halaga qabto umadda isagaabalaayo kasta najaas baa u talisa
ОтветитьPuntland Dayuus mujrin ah baad tahay Noolow xukuma jar iyo haha did ah ee umadu ha iska celiso majuun Deni waayo isagaa xukuma Puntland
ОтветитьMw HSM muxuu karabaa gogol dhigid sow isaga maqadin wadadas haku socdo in laheshiiyo Loma baahno wayo sheley ba si ulakac ah iyo danta gaarka ayaa lagu kala tagey koox kasta horteeda ha usocoto
ОтветитьCidkasta ooxasan duufle lasocotaayi waa yuhuud cadawgii ale wanna iskadhicinaynaa
ОтветитьAdeero haysxiijinin axmed wuxuu hortaaganyahay baakaweyn dhibkaad xasan katabanaysid axmed waa wiilkuladhashay kaqadankartid base fila war dhiigley waxa kasoosocda kaxun
ОтветитьKuwaan iskajooga ee mudug iskuxasuuqay iyo kan deegaankiisii as qabsatay maxaad uga xumaanwayday adeer xasan shalayba saanbuu kutaageeray jubaland maxaa manta xaraatimeeyey
ОтветитьMaxaa kaa khaldan
Waxba kaa magelin
Wariye adigu waxaad qabtaa cuqdad A.Madoobe waligaana waad caydaa ,madaxwayne Deni waa ku saxsan tahay shacabkuna waa ku taageereen ee xanuunka ku haya u dhimo
ОтветитьAnigoo isaaq ah ayaa kuracay butlan waysaxsantahay butlan guul somali landguul juba land guul
ОтветитьBenale umad kada daka
ОтветитьDani wa tuug, wuxuu raba in SSC meesha laga saaro waayo axmed madoobe waa layska aqbali laha lakin Dani wa tuug
ОтветитьWilal masakin ah ayay afdubten o lashaqeyo butlan warkan matkenten daaniyo wilashas o reer kofurgalbet Hadi wax ga laro yaaweylak axmed madobe iyo kiliya weevnahan daani laleyahay
ОтветитьWar adaa mujrim ahe debkayeelo dadka jubaland iyo putland iyo khaatumo meelna ha ukala qaadine tan waxeey diido tan kalena hadiido maxaad sidii dameerki ugu ciyeeysaa😂😂😂😂😂😂😂😂stop ignorance
ОтветитьWar maxa kaga galaxy aqonsiga axmed madobe sir mowkahaya axmed madobe waxyahow doqonka ah feraweyn Ayo aqli leyslaway waxan damanka weyn wale waxba kumatarayin kuwa luflufka kusiyo bastar calolweyne war waliga ha imanine eryayo eyaha dhalay o xaasan kunaxayasha coolosha bilayo ano lahen ha idinku dhacd ishaa alaah haal haal haladin dugo wan nadh
ОтветитьMaya Maya waa arin khasab ah in Puntland ay taageerto
Jubaland.
Wuxuu raba haku Soo baxo
DENI WAA KU SAXANYAHAY HADALKAAS ,HASSAN SHEEKH HADUU WADA HADAL DOONAYO WAA INUU OGOLAADAA DOORASHADAAS AHMED MADOBE KU NOQDAY ,MADAXWAYNAHA JUBALAND, BARUO MA TAALO MEESHA ADAA KU SOO DUULAY JUBALAND ADOO WADA HADAL GALI KARA,DHIBAATADII AAD JUBALAND U GAYSATAEY ADIGA IYO HAMZE AYAA WELI QOYAN
ОтветитьSANTAAGOW DENI IYO AXMED MADOOBE CADOWGOOGA U MIDOOBAY AYAY IYAGUNA U MIDOOBEEN , ADIGAA DHIIQO DHEX FADHIYEE NIMANKAAS ODAYAASHA AH EE TOLKAA AH CADOWGANA ISKA CELINAYA AFKAAGA KA ILAASHO.
XASAN MUNAAFAQ HADDUU CAANO MACAAN KU QUR QURSIINAUO .EESJUU JOOGO WAAD TAQAQNE.
ADEER WAX ISKULA HAR.
ADAA DHAADHAAN AH WAXAA ISKU XIRAY JUBOLAND WAA DHUL HARTI DAAROOD OGAADEEN AFMADOW IYO DHOOBLEEY AYEY DEGAAN OROD DHULKA SOO BARO
ОтветитьJUBOLAND WAA DHUL HARTI KISMAAYO WAA DEGMO MAJEERTEEN MA ADAA LEH JUBOLAND EDEBYEELO VIVA MW AXMED MADOOBE
ОтветитьSantaagow ptld farta ay rabto bey qoreysaa cadaalada aaad sheegeyso ma hassan baa cadaalad ku dhaqma adeer sheekada naga yaree
ОтветитьWAA RUN WAA IN AY AQOONSADAAN AXMED MADOOBE XASAN DHIIQO ALAHA JABIYO AAMIIN
ОтветитьAdeer warka eey ku hadashay puntiland sax weeye,adiga waan ku ogahay Axmed madoobe ayaad naceb
Tahay,hawiyahsna waad uxaglisa,teeda kale sadexda mamu xasan u wato madoorasho beey Haley
Warka puntiland sax weeye runta Daba dhilif baad had iyo jeer tahay wax runta kuu sheego baad laadahay ka baca arrimaha jubaland
Ahmed hadii uu idinka adkaaday maad iskaga hadhid runtii waad cebowday
P/land xaq bey u leedahay iney ka hadasho arimaha j/land
Puntland way ku sax San tahay in ay shuruudaas ku xirto waa sax puntland waxeey leedahay la fadhiisan meeyso dad la xaqiray oo aan la aqoonsan la fadhiistaan SSC baa la aqoonsaday maxaa loo aqoonsan waayey jubaland waxaad doontaan sheega sayidka Axmed madoowe waa madaxweynaha jubaland hadaan la aqoonsan puntland shirka as in ay ka qayb gasho waa qalad saciid Deni wuu ku sax San yahay G’aankiisa
ОтветитьWaa ruun loxyohow 😂 wa siyasaad ee Axmeed Madobe wa laga marmaan ee catifadada xuun naga daa 😅 ee masuliyaad ba saraan ragaa Somalia kala badh ked be uu taliyaan .. si kale uu fekeer wa ku layabnahay .. bahash waa 4.5 .. wadnimo xanusanaysaa ledahay
ОтветитьAdeer Xassan GURGUURTE wuxuu rabay Axmed madoobe inuu iskaba joogo JUBALAND waligiis sida qoor qoor iyo lafta gareen
ОтветитьDoorashada qoor, lafta green iyo guulaawe xagee iyaga lagu doortay?
ОтветитьBARADHO QURUNTAY PUNTLAND MA OGA MIYAAA INAY SOMALIA ILAALISO NIDAAMKEEDA PUNTLAND IYADAA JUBALAND DHISTAY WALIGEEDNA DIFAACAYSAY JUBALAND WAA PUNTLAND
ОтветитьNACASYAHOW GURGUURTE KUWA UU WATO EE GALMUDUG,KOONFUR GAL IYO H SHABEELE IYAGA XAGEE LAGU WAKHTIGOODII WAA HORUU DHAMAADAYE MAXAA LAGA RABAA JUBALALAND
ОтветитьPUNTLAND IT'S NOT PRANK MAAMUL.SIDA KAN FIRDHISO EE TUULADA LAASDOOFAAR PUNTLAND WAA JAHEEYAHA SIYAASADA SOMALIA
ОтветитьBARADHO KULUL PUNTLAND MAYAQAANIIN WAXAANA U HAYSTAAN MAAMULKA PUNTLAND MID PRANK AH SIDA TAN FIRDHISO AY HADBA MEEL UGA NIIKINAYSO. PUNTLAND SIYAASADEEDU MAQALDANTO TEEDA AYAYNA NOQOTAA UGU DANBAYN
ОтветитьOgaadeen midabyo badanaa ..maamulkoodii iyagaa duminaya
ОтветитьPuntland waa saxnatahaye puntland faderaalayesi raadisa u taagantahye jubaland ayaa jira wax fahansan faderaalka adiga Ahmed madoobe kuu muuqda puntland soomaali wareertaye waxba kama yaqaan adigu cuqdada madoobe iska daa ilaahaye ka cabso puntland adiga oo waxba akharin Kuma maqlayeso
ОтветитьAdiga cudur axmed madoobey ayaad qabtaa ee orod dhakhtar aad
ОтветитьDoqon doqon dhashay baa tahay
ОтветитьDoqon Puntland uma soo socoto
ОтветитьWaxba kumaad hadlin
Ответитьmaxaa ka xanaajiyay dadka waarun puntland iney taageertato jupaland ileeyn sandheeroow waxaa d ahayd jaajuus xasan jupaland dadka kasoohorjeedaad ahayd ooy deni waa ku saxanyahay , yaaxanaaqay waxaa xanaaqay santag ,iyo marxuumka , iyo jaajuusyadaoooy aabihii uraaya jupaland , waapuntland puntland ,waa jupaland
ОтветитьLaguma.khaldana.shuruudan.sababta.oo.ah.haddii.aan.la.aqoonsan.j.land.sideally.ku..imaanaysaa.madasha.wadatashiga.mise.macnuhu.waa.loo.joojinmayo
ОтветитьDani PL waa in laga qabto ciyaar ciyaar buu ku wadaa iyo waqti dhumis waa nin iimaaraadka lacag ka qaata kursiga PL dartiis ku cuno musharkiisa waa leen qaboow mana kala jecla PL iyo hartiba iyo JL ba the guy Deni sucks waa tuug dhulka lagay PL
ОтветитьPutln talo madhaafto jaaniskeedana mabeerdarayso denina maaha firdhiye manafariisanayo meel ugaadeen kamaqan yahay guul ptl iyo jplaan
ОтветитьPutland waacadowgasomaliya somaliyeey ogow???
ОтветитьDoodaaduwaacalacal Adogyiyo Putland Waamidqudhaaaa!!!
ОтветитьWar aamus garac baa tahaye..
Haddii garabkiisii maqnyahay siduu Cadaw ugu tagaa shirkooda