Heestii Miyaydaan Warkayga Hayn Aun Khadra Daahir Cige Kaban Lyrics

Heestii Miyaydaan Warkayga Hayn Aun Khadra Daahir Cige Kaban Lyrics

laylis channel

2 месяца назад

61,497 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@abdulahimohamed4851
@abdulahimohamed4851 - 18.12.2024 09:06

heestan waa 1988 iyo afwayne. markii south africaanku diyaaradaha nagu garaacayay

Ответить
@Yaasmiinkhalidsido
@Yaasmiinkhalidsido - 18.12.2024 10:34

Waxaan kasoo tixraacey prof samatar 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 mamadeena khadro ALLAH naxariisto😢😢😢

Ответить
@Dhagabadan-i5s
@Dhagabadan-i5s - 18.12.2024 10:42

Heesta waxa kasoo arka wareyso uu bixiyay proff cabdi samatar waa hees yaab leh

Ответить
@UbdirahmaanAbshirnuune
@UbdirahmaanAbshirnuune - 18.12.2024 13:06

Hees layaalbeh waaaye heestan wewe❤

Ответить
@KhadarMaxamuud-hf6zy
@KhadarMaxamuud-hf6zy - 18.12.2024 14:43

Sida also sheegtay markaan profisorka ka maqlay ayaan badhay thanks

Ответить
@drmohfar301
@drmohfar301 - 18.12.2024 14:47

Axsan hees waddani.
Waa tilmaantii professor samatar....

Ответить
@hamzeahmed6411
@hamzeahmed6411 - 18.12.2024 17:45

Inta proff samatar kasoo raacday

Ответить
@craxmaangabobe2966
@craxmaangabobe2966 - 18.12.2024 18:35

From professor Samatar

Ответить
@Tima-jm1td
@Tima-jm1td - 18.12.2024 19:17

Walle Cuquushii soomaalida o dhan adduunka wey kaguurtey oo aakhiro u hooyatey!

Thanks to prof Abdi Isamail Samatar.....I heard this song for the first time.

Ответить
@arashiidmaxamedcolow1070
@arashiidmaxamedcolow1070 - 18.12.2024 21:46

Waaa heees way dhaaaftay wlhi

Ответить
@Sompoultry
@Sompoultry - 18.12.2024 21:48

Qiirada Soomaali ayaa qalbiga laga yahay lkn soomaali iyadaa cadaw isu ah oo waa taas reero isu dilaysa ee reero isu fogaynaysa isaaq iyo daarood. Hawiye iyo daarood qiyaamuhu sidaas buu u dhacayaa iyadoo is cunaysa

Ответить
@Akram8464
@Akram8464 - 18.12.2024 23:11

Ka sheekee abwaankii sameeyey iyo fanaanada qaadaysaba iyo somalilanders.kaba somaliya wxy noogu abaal gudeen "somali diid"

Ответить
@jamaalismaaciil3732
@jamaalismaaciil3732 - 19.12.2024 03:03

Tilmaamtii profisor samatar

Ответить
@soomaaligalbeed33
@soomaaligalbeed33 - 19.12.2024 07:39

Wixii guumaystaha madow iyo daba dhilifyada damiirkooda iibsaday ku sameeyeen dadka Soomaali galbeed inay heestu ka hadlayso ayaad moodaa. Maxaa maalmo nasoo maray hooyo wiilkeedii lagu hor gawracay heestani qalbiga uga baxaysay, deedna guumaystaha iyo daba dhilifyadu ku wiirsanayeen.

Ответить
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 - 19.12.2024 09:39

Riwaayadii waraabii gabgablaa waagibaa ku ku guduute
Erayadii abwaan dacar
Ahun khadra dhool

Ответить
@abdiqays7136
@abdiqays7136 - 19.12.2024 09:45

Prof Samatar xasuustayada ayaa dib ucelisay. Thanks

Ответить
@abdiqadirsulayman7553
@abdiqadirsulayman7553 - 19.12.2024 10:26

From proff Samater 😢AHUN khadr D Cige

Ответить
@abdiqadirsulayman7553
@abdiqadirsulayman7553 - 19.12.2024 10:28

Mood

Ответить
@dayib5maxamed
@dayib5maxamed - 19.12.2024 13:18

Inta professor samatar kasoo dhagaysatay lkie iisaara

Ответить
@alidiaz1933
@alidiaz1933 - 19.12.2024 13:44

Goorma ayay somalia hal mid isku duuban noqon doontaa 😢

Siyaasiyiintii wadanka oo idil waxa ay noqdeen kuwa danahooda kaliya kafakara inyar mooyee, halka wadankii uu cadaw halis uugu jiro, xiligaan lajoogana majidho xuduud sugan oo mar walba shisheeyuhu wuu soo gali karaa gudaha wadanka.

Ответить
@JamiiloCigaal
@JamiiloCigaal - 19.12.2024 14:21

Illaahow mid qura ka dhig

Ответить
@maxdar11
@maxdar11 - 19.12.2024 14:54

From samatar😭😊

Ответить
@maxdar11
@maxdar11 - 19.12.2024 14:57

Waraabihii garbahaarrey waagiibaa ku guduutay.. 1988

Ответить
@HM2024.
@HM2024. - 19.12.2024 17:43

Professor Samatar

Ответить
@Guroonjire.01
@Guroonjire.01 - 19.12.2024 21:13

SL's recognition is on the way. Hold your tears pls. Lol

Ответить
@mohamedrashiid7275
@mohamedrashiid7275 - 19.12.2024 22:32

Buti ayey somalidu utaaanay hadda kuma ndola dhulkeenna lkn beri dadkeenaaad ayey ugaadhsatey xiigii gumaysiga Britain iyagaa keenaybaan Malaysia gobolkavawdal ayaa lagurki jirey xilligi awwwyeesheen waana ldhammeeyey markii dambe maadaaja okay sadka

Ответить
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 - 20.12.2024 02:12

Prof.waa murti dhadhi
Erayada maxamed aadan dacar

Ответить
@khaalidbihi85
@khaalidbihi85 - 20.12.2024 09:48

Walee waa hees somali iyadaa isku maqan waxay aduunka ugu hadhay waa qabiil iyo qudhan alllah somali inta saasi tahay horumarba gadhi maysee isku sakhir inta prof samatar ka socota farta taga😢🎉😊heesta kasoo maqashay page kisa

Ответить
@AdamAbdirashid123
@AdamAbdirashid123 - 20.12.2024 17:00

Khadra Dahir waxay ahayd dadka dhifka naadir tahay I la arko

Ответить
@ibruae2720
@ibruae2720 - 20.12.2024 17:51

Waxa ween ayeey ka hadaleesa soomaliyey 😢 wadani nimadnwa qaali

Ответить
@ibruae2720
@ibruae2720 - 20.12.2024 17:55

Waxa soomali ku dhaxa jiro siradoono kale duwan Ethoobiy u shaqeeyo kuwal kale meelaksat ayad rasaasata geeso

Ответить
@sayidc
@sayidc - 20.12.2024 19:56

😢 axya haday a haysataa😊

Ответить
@abdisalahahmed7941
@abdisalahahmed7941 - 20.12.2024 20:37

Allah ya Rahma. She was a great legend...!

Ответить
@mohamudyarow7835
@mohamudyarow7835 - 20.12.2024 23:38

From our proff.

Ответить
@CabdiraxmanAxmed-f9p
@CabdiraxmanAxmed-f9p - 21.12.2024 01:05

Heestan waxay ka mid ahay heesihii la tiriyay markii taliskii afwayne diyaaradaha ku duqaynayay hargsysa iyo burco shacabka la gumaadayay
Waxaa lahaa sbwaan dacar riwaayadii waraabihii garbahaaray waagiibaa ka baryay

Ответить
@NajaxAxmed-f6f
@NajaxAxmed-f6f - 21.12.2024 05:26

Heee tan waxaa la sameeyey wakhtigii dadka rer somaliland la duqay nayey 😢😢

Ответить
@Siciidaxmed-k6j
@Siciidaxmed-k6j - 21.12.2024 10:05

You

Ответить
@engmohamedbirimo1019
@engmohamedbirimo1019 - 22.12.2024 00:19

Allaw ku naxariisto Mamo khadro daahir, prof Abdi samatar ban ka maqlay heestaan

Ответить
@MaxamedJama-hi6wg
@MaxamedJama-hi6wg - 23.12.2024 16:10

alle ha unaxariisto habo khadra daahir cige ..hees qiimo badan oo ka.hadalsa ethiopian isday dhulkeena u doonayso siday somali tahay

Ответить
@XqsanFaarax
@XqsanFaarax - 23.12.2024 16:40

Elkom

Ответить
@XqsanFaarax
@XqsanFaarax - 23.12.2024 16:40

Axkhadra🎉❤

Ответить
@XqsanFaarax
@XqsanFaarax - 23.12.2024 16:42

Asxabey

Ответить
@XqsanFaarax
@XqsanFaarax - 23.12.2024 16:44

Sodhawada❤

Ответить
@JANAALECIISEDAAUD
@JANAALECIISEDAAUD - 23.12.2024 17:17

Waxan kaso raad raacay proffer cabdi ismacil samatar

Bal waynu eegi halka somaali salka ku hayso, walaceeda kama seexde

Ответить
@Qaasaali123
@Qaasaali123 - 23.12.2024 20:47

Heestan professorka ayaa kala kiciyey.

Ответить
@mukhtaarcali1166
@mukhtaarcali1166 - 23.12.2024 21:33

Abwaan maxamed aadan dacar sifican buu waxa inogu sheegay

Ответить
@ridwaancabdi8941
@ridwaancabdi8941 - 24.12.2024 00:12

Ответить
@crisaaq3877
@crisaaq3877 - 25.12.2024 03:23

Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺

Ответить
@crisaaq3877
@crisaaq3877 - 25.12.2024 03:23

Asc allow u naxariiso iyada umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw

Ответить