Xog Buuhoodle oo Calabka Somaliland laga taagay iyo Banaanbax lagu Taageeray Guusha Cirro? Firdhiye.

Xog Buuhoodle oo Calabka Somaliland laga taagay iyo Banaanbax lagu Taageeray Guusha Cirro? Firdhiye.

XOGOGAAL

6 дней назад

36,529 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 - 25.11.2024 18:56

waa isga hadashay adeer

Ответить
@saeedbuni8104
@saeedbuni8104 - 25.11.2024 19:22

Futaadaaa kaaa dalooshaaaa futaaa wadhmuunaaaa

Ответить
@nuralanur490
@nuralanur490 - 25.11.2024 19:27

😂😂😂😂 ciro his the one who started the fitna !!! Everyone knows that

Ответить
@YaasinMaxamud
@YaasinMaxamud - 25.11.2024 19:29

War yaa huba warkaa adeer

Ответить
@AbdirahmanHarbi-q6h
@AbdirahmanHarbi-q6h - 25.11.2024 19:33

Ninkasta qabilkiisa ayu madexwayne uyahay

Ответить
@mukhtarwarsameyare3799
@mukhtarwarsameyare3799 - 25.11.2024 19:35

Waar wuxu been badana nacdali kugu dhacday talow MA buuhoodle Kala jirtaa😂

Ответить
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 - 25.11.2024 19:37

Warkaagu Waa war Caruureed ,Waa xaqiiq in Dadka dagaankaa dagani yihiin Reer somaliland aanay kala maarmi karin ,Dagaalka halkaa dhacay waxa uu ahaadagaal siyaasiya oo Debada lagaga keenay oo kooxo kala wada ujeedo ah ay hogaaminayeen siyaasiyiintii dhanka somalilandna taabacsanaana lagaga xoog roonaaday ,
waxaa aad u hubaysan maleeshiyaad la kala safan maamulka firdhiye iyo garoowe, waxay qaadanaysaa wakhti dheer iyo dhib badan in dadka loo sheego in sidaa dagdaga ah loo dhameeyo,dhibka halkaa yaal ,

Ответить
@IsmaaciilMuuse-ro3cp
@IsmaaciilMuuse-ro3cp - 25.11.2024 19:39

Uuuuuuu UUU LAXANLE 😂

Ответить
@AyaanWaano
@AyaanWaano - 25.11.2024 19:51

Guuuuuuul guuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran somaliland viiva muusewo muuse biixi

Ответить
@AyaanWaano
@AyaanWaano - 25.11.2024 19:51

Waarya huwantaa xaarmaajo beeeenle xaarood kudaafad huwantaa xaarmajo ushaqeesa dameeeero xaarmaajo uf faqash buuuufi xaarmajo

Ответить
@cabdinaasirsalebaan6600
@cabdinaasirsalebaan6600 - 25.11.2024 19:52

Waa si kale

Ответить
@cawoismail2892
@cawoismail2892 - 25.11.2024 19:53

Maskinta iyo matida nabada ayay dan ugu jirty reer budhole na waxay ka dhex arkey in somaliland uu wangsaned madaxwenahna alle ha ku asturo xilka alle na nabada ha ino siyadiyo❤

Ответить
@hassanadan990
@hassanadan990 - 25.11.2024 19:56

Waa dad qalbadu Jabtay. Reer Buuhoodle. Baa. Taageeray😂. Kuwii. Ku soo. Duulay. Waar. Iidoor ku. Dad caafimaad. Qaba. Walaahay. Maaha. Hadayba. Isugu sheekaynayaan. Buuhoodle. Baa. Nataageeray. Subxaanalaah

Ответить
@hiddowacan811
@hiddowacan811 - 25.11.2024 20:01

Awalba way kuwada socdeen dagaalka maxaabiistun cirro iyo xirsibay uxidhnaayeen

Ответить
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou - 25.11.2024 20:03

Kasiodaa firdhiyoow dadka meesha aad ku hor taagantahay mid adigoo kale ah ayaanu bedely e

Ответить
@zeynababdullahi1851
@zeynababdullahi1851 - 25.11.2024 20:08

Buuhoodle lagama taageerin
Waa daawaday Butland bay Ku qaylinayeen😅

Ответить
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou - 25.11.2024 20:09

Iidoor adhijirtiinu lacagtii ay qaadanjirtay iskadaa koofiyd baclee ayuuuudeee muuse geesi kajaray

Ответить
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 - 25.11.2024 20:12

Inkan wariyaha iska dhigayoow aragtidaa iyo odoroskaagu waa sheeko caruureed yaa kuu sheegay in 100maalmood laga shaqaynyo maanta ood faalada wado waynu wada joognaa waxba maad odorosin

Ответить
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou - 25.11.2024 20:12

Wallaahi imika waa laydin baryayaa idin koo Dani idiin run sheeegtay ayaydun Soo arrooori

Ответить
@MohamedKgb-w8c
@MohamedKgb-w8c - 25.11.2024 20:12

Beenta iska daa nacalad baa dhiladi ku dhashay kutaal😂

Ответить
@amransidiiq
@amransidiiq - 25.11.2024 20:17

cirro guul guul inshaalah 7yaers ayuu talinayaa😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

Ответить
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy - 25.11.2024 20:21

INSHALLAH KHAIR

Ответить
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 - 25.11.2024 20:32

Baadii u bilaaba hayna daayaane roobkun dimaayo mar hadii laaluush yiaado muusaa kaga oohiyey

Ответить
@AyaanXuseen-t7s
@AyaanXuseen-t7s - 25.11.2024 20:33

G

Ответить
@SaalaxCabdi-p4e
@SaalaxCabdi-p4e - 25.11.2024 20:33

Kani waa mid nacasa

Ответить
@AdamJama-v1o
@AdamJama-v1o - 25.11.2024 20:46

Waar nagadaa beenta

Ответить
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub - 25.11.2024 21:06

Mashruuci fiqi iyo gur gurti u so dhiibin tuuloyinki gobolo ku sheegin ba fashilmay makhir cayn kulaha beentay sheegyan badhan iyo buhodle burco ceerigabo hoos taga raban in dawld ka dhisan isir ku salysan 😂😂😂

Ответить
@Mohamed-u2z-b8c
@Mohamed-u2z-b8c - 25.11.2024 21:07

Ma sheeko huwanbaa markaa maxay wadaan 😅😅😅

Ответить
@ikk8851
@ikk8851 - 25.11.2024 21:20

Waar indr waxba yay inoo soo noqon wuxu aamin maleh halkoodaa hayna joogaan.

Ответить
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib - 25.11.2024 21:24

Soomaliland aqoonsi buuxa caaalamka

Ответить
@Ogaalchenel
@Ogaalchenel - 25.11.2024 21:28

Hadanu habar jeclo nahay dhulbante siinaynaa sanadka danbe

Ответить
@sheekocusub2259
@sheekocusub2259 - 25.11.2024 21:33

guul guul guul viva idinka iyo anagaba 🎉🎉🎉🎉🎉

Ответить
@Ogaalchenel
@Ogaalchenel - 25.11.2024 21:50

War arga gixiso inusoo wajahane halaga hortago

Ответить
@kghassansuudihersi2699
@kghassansuudihersi2699 - 25.11.2024 22:09

Sayid binu sayid.buhoodle waa
Xoog muhim.ah.
Daneynka mudaharaadka buuhokdle waa,cadaan

Ответить
@JamaAbdullahiQalinle
@JamaAbdullahiQalinle - 25.11.2024 22:58

Waar waxba soomay dhaweyne iyagaa danahooda ISU haystee beenta iska daa nimankaasi isaaq ma kala jecla oo waad maqlaysey firdhiyee hadalkiisiiye sxb horaan kuu sheegay inaad been buunbuunisee jooji bogorbagaandhaha ninoow

Ответить
@baadhitaanadawararkaabdira8707
@baadhitaanadawararkaabdira8707 - 25.11.2024 23:54

Beenaale

Ответить
@munayusuf4949
@munayusuf4949 - 26.11.2024 06:23

Manshallah waa wax wanaagsan

Ответить
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m - 26.11.2024 09:02

Beenbadana macaruur buu wax usheegaya kan xuka ah

Ответить
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m - 26.11.2024 09:03

😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

Ответить
@nadiraosman6726
@nadiraosman6726 - 26.11.2024 09:15

❤❤

Ответить
@halimadirie5301
@halimadirie5301 - 26.11.2024 11:16

Reerkaa dhulbahante waa shaqadooda inay marna tuuba dhiiga afka kula jiraan oo dagaal oogaan markay dhiigaa ku laqanyoodaana nabad bay ku baaqaan si ay tuubada dhaqaalaha afka ugu dhigtaan labadaa tuubo uun bay u dhexeeyaan

Ответить
@cabdoocismaansaalax8883
@cabdoocismaansaalax8883 - 26.11.2024 11:44

Ala been badana kani

Ответить
@AxmedSix
@AxmedSix - 26.11.2024 15:01

Wariye wali ma waxaagii xilka lahaa baad wadaa

Ответить
@yusufhassanfu4012
@yusufhassanfu4012 - 26.11.2024 17:30

Dilo Dilo daley ben badaana

Ответить
@SalebnJaamac
@SalebnJaamac - 26.11.2024 20:21

Iiii

Ответить
@JamalmaxamedCandilahi
@JamalmaxamedCandilahi - 26.11.2024 21:36

😂

Ответить
@CabdifataxCali-gc6oe
@CabdifataxCali-gc6oe - 27.11.2024 02:31

Tasi wa haben xaliyi tageyi waa hurada

Ответить
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 - 27.11.2024 12:51

Inangumeed iska beenta dhiladii ku. ddhashay wase.

Ответить
@Soofehirre11Maxamed
@Soofehirre11Maxamed - 27.11.2024 18:01

Waryaa beenta jooji kkkk

Ответить
@AliMohamed-k4g
@AliMohamed-k4g - 28.11.2024 21:19

Alle kuuma naxariisto
Muxuu beenta ku falayaa?

Ответить