Somaliland oo Faarax macalin ku guulaysatay in uu is difaacikariwaayo iyo cabashada taageerayashiisa

Somaliland oo Faarax macalin ku guulaysatay in uu is difaacikariwaayo iyo cabashada taageerayashiisa

GUUGUULE MEDIA

4 месяца назад

19,687 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@jamaomar8775
@jamaomar8775 - 02.08.2024 02:01

Mashallah guul somaliland❤❤❤❤

Ответить
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp - 28.07.2024 19:07

Salsan waa dahab

Ответить
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp - 28.07.2024 19:03

Warkaa jir abwaan

Ответить
@LovelyDrumKit-db4qx
@LovelyDrumKit-db4qx - 26.07.2024 21:27

Somaliland.dadka hadda xukuma somaĺi waa oromo

Ответить
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 - 25.07.2024 23:38

Iska seexo waxba kama qaadi kartid faarax macalin isaag iskaleh

Ответить
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 - 25.07.2024 16:14

Cadawga SLND ALLOOW jebi aaammiiin yaarabbii ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii ❤❤❤

Ответить
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh - 25.07.2024 15:22

Ninkaa waxaan nacay markuu yidhi nus malyuun hawiye ah hala dilo hadana wuxuu yidhi nus malyuun isaaqa hala dilo waa ciil qabe la guumaysto oo lahayste ah miskiin from jabuuti😅

Ответить
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh - 25.07.2024 15:20

Faarax tuug waa nin cunsuri ah oo qabiil madax maray waa oday wayn oo sida caruurta uhadla miskiin la guumaysto 😅

Ответить
@xuseenwarsame8357
@xuseenwarsame8357 - 25.07.2024 00:32

Waa hubaal in faarax macalin jabayo oo halaagmayo
Waayo wuxuu colaad bilaa sababa uqaaday diriyada reer sheekh isxaaq ee xalaashaa
Asaga oo nacayb qabiil uhaya

Ответить
@abdirizakahmed9590
@abdirizakahmed9590 - 24.07.2024 21:58

Farah ma'alim is proud of Kenyan man , he never talking like you and your mother

Ответить
@abdirizakahmed9590
@abdirizakahmed9590 - 24.07.2024 21:57

Miyaad fahmaysaa horta waxa uu ku hadlayo , ninkan madow, shame with you bullshit, you don't understand what he talking about this guy ,

You are undocumented what you talking about, this guy very very stupid man ,

Ответить
@saeddahir7600
@saeddahir7600 - 24.07.2024 15:34

Ninkan dhiiga umada uhilaacay

Ответить
@saeddahir7600
@saeddahir7600 - 24.07.2024 15:31

Ninka ilaah markuu fashilinayo waa ninka yidhi nus milion hawiye ah ilaa ladilo wadanku nabad manoqonayo
Hadana nusmilion isaaqa wixiibuu kukuuyada ula tagay

Ответить
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg - 24.07.2024 04:28

Somaliland dhib kiisa shaqo kuma leh.Kinyaankaa ad ugaranaya Faarax Macalin. Somaliland iyadaa ba dulman oo uu Faarax Macalin dulmi iyo fara gelin badan kuhaya isagoo Kiinyan ah !

Ответить
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg - 24.07.2024 04:26

Farax Macalin xag jir nimadisu dhibaato badan bei ukeeni Somaalida.Already wuxuu galaaftai Aden Barre Duale oo laga casilai wasaarada difaaca ! War ninkan Farah Maalim waa 70 jir muxuu afkiisa iska heisto oo umadda Somaliyeed kaxishoodo.fidno badan buu faraha kula jira.

Ответить
@xogtaheesaha530
@xogtaheesaha530 - 24.07.2024 03:31

Badow baa tahee kenyaatigaa videoga kala baxay yiutubka ee ha wanjalin dadka reer somaliland

Ответить
@abdimagan3482
@abdimagan3482 - 24.07.2024 03:11

Waxaanad garanayn ayaad ayaad ka hadleysaa beenta jooji.
Kenya waa Dawlad.
dadbadan oo sir doona
ayaa u shaqeeya.

Ответить
@faah-l2d
@faah-l2d - 24.07.2024 01:46

farax macaaliin waa argagixiso waxuu la shaqeeya al shabaab

Ответить
@yacinsaid936
@yacinsaid936 - 23.07.2024 23:59

Werye adiigu maada dacwenaaya benaale

Ответить
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww - 23.07.2024 23:14

Dhulka hala jaro faarax macalin inanguumeed inanguumeed dhalay

Ответить
@saidb6881
@saidb6881 - 23.07.2024 22:17

Faaraxow God dheer ha qodin ku dhicimooyaanideh

Ответить
@hafsaali4297
@hafsaali4297 - 23.07.2024 19:33

Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa waxaynu kabaryaynaa waxa Cadowga ku ah umadda Soomaaliyeed inuu Rabbi dhulka lajaro oo uu Madhiyo. Dadka shaqadda kadhigtay inay istaaga kucabaan dhiiga umadda Soomaaliyeed Allaha Subxaanahu Watacaalaa ha kusalido cadow baabah kadhiga.

Ответить
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 - 23.07.2024 15:49

Ilhan Omar is next Insha Allah! Guul SOMALILAND!!💚🤍❤️

Ответить
@faadumo12331
@faadumo12331 - 23.07.2024 05:18

Warsoco

Ответить
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 - 23.07.2024 03:09

SOMAALIDU HORTA ETHIOPIA MIYAY KA CABSOOTAA WAALA OGYAHAY INUU DACWEEYAY SAFIIRKA ETHIOPIA EE FADHIYA KENYA MAXAA SOMALILAND KEENAY 😁🤣😅😁😅🤣😅

Ответить
@hassansomali4014
@hassansomali4014 - 23.07.2024 02:53

Halkani ma halka lagu nafhafyoodaa ? oo beenta lagu seexiyo reer nasabad culus lahaa laakiin hada ay god dheer kaga dhacday. Doonis qaldantay ayaa idinku fogaatay

Ответить
@MuuseYusuf-tp7bn
@MuuseYusuf-tp7bn - 23.07.2024 01:38

Ninkasta oo kahosyimaada tawxidka ku dheehan calanka somaliland taas ba udambayn,

Ответить
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 - 22.07.2024 23:06

kenya ma waxay moodeen gurigii hooyadeed tuugtaa farax maqalim ka kow ka yahay

Ответить
@cunaayeliqaaye5559
@cunaayeliqaaye5559 - 22.07.2024 22:10

FAARAX MACALIN DAWARO WAA HAL BAWLAYAASHA UGU WAA WAYN EE HAL ABUURA ARGAGIXISA GEESKA AFRIKA WAANA CAFAWGA SOOMAALIDA OODHAN MARKA LAGA REEBO REER KIISA DAAROOD OO QUDHA WAA DOOFAAR DOOFAAR DHALAY OO DAMBIILE WAYNA

Ответить
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu - 22.07.2024 21:40

Safiirka Ethiopia ee Nairobi jooga dacweeye somaliland maxay odhankarta😅😅😅

Ответить
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 - 22.07.2024 21:05

Faarax macalin waxa isu qaatay inuu yahay madaxweynaha Kenya ,Waxa uu saldhig uga dhigay dhamaan kooxaha ku hawlan duminta dawladaha Geeska africa rabana in ay Amni xumo ku sameeyaan ,waxa uu shirar ugu qabtyay ururo diineedyo,siyaasiyiin ku lidi ah amniga somaliland oo dhaqaale fara badan looga guray ,waxa uu diyaarinayay qorshaha lagu duminayo muqdisho ,Ethiopia ,iyo Kenya lafteeda ,Waxaanu dhib iyo kala qaybin ku sameeyay dadkii wada daganaa keniya,

Ответить
@sahraAli-e9h
@sahraAli-e9h - 22.07.2024 20:15

Farah Macalin xasilooni darada Somaliya isagaa ka mid ah in uu umada iska horkeeno qaab qabiil isagaa shalay diidanaa muduharad isgiibaa maanta leh ii mudaharad daciif fooqul daciif hala erryo doqonka xun qof wayn oo maran waye

Ответить
@mohamudosman8845
@mohamudosman8845 - 22.07.2024 20:06

Farah maalim is alshaab associates and should be send to gotamabay

Ответить
@rashidmire2648
@rashidmire2648 - 22.07.2024 19:31

WAAR BAL HEEGA NAAS DHEER OO WAALATAY EEGA,WAAR INTAAD DAD JOOGA KINYA IYO JIBUUTI KA HADLAYSAAN.DAFKII IYO ASKARTII 2
000,AHAYD EE MU7SE JUUDAAN KU LAAYEY GOOJACADE HALAYSWEYDIIYO IYO 500, EE ASKARI EE LAAS CAANOOD LAGU HAYSTO.ADEERCADOWGA SOMALILAND WAAMUUSE JUUDAAN IYO HEEGO.

Ответить
@DeeqaAhmed-q9p
@DeeqaAhmed-q9p - 22.07.2024 17:43

Good job

Ответить
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 - 22.07.2024 16:35

Sojoog
Lagawayo
Sojiifa laga hela
Daarod daarood
Siyad bare
Hayaay hayaay
Dawaladii siyad bare e daarood
Ayay burburiyen
Ana wan burburinaya
Isaaaq
Faarax
Cagadheer
Balayadu
Waday
Ayuu ilahay dib ugu celiyay
Boran hadimo
Wata halkasay
Kudanvaysa

Ответить
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 - 22.07.2024 16:25

Wa ninka yidhi
Dadaka isaqa
Waxan kadililaha5000
O qof
Markasy
Miyirsan lahayen

Ответить
@ibrahimshill7600
@ibrahimshill7600 - 22.07.2024 16:10

SAC walaal BEEN LASOO DHOODHOOBAY BAAD DADKA LA HORTIMAADAY 2 XILDHIBAAN FARAH MACALIN CIDWAX KA QAADI KARTAA MAJIRTO 3 SOMALILAANA MEESHAASI WAXBO KAMA AHA WABILAAHI TOOWFIIQ

Ответить
@omarjama7627
@omarjama7627 - 22.07.2024 15:32

Farah Macalin Waa Jaahil ! Wax aanu ahayn buu is mooday. Danbi wayn ayuu Farah a kula jiraaa sharcigana Waa la horgeynayaa

Ответить
@dhagaxoqoti1472
@dhagaxoqoti1472 - 22.07.2024 15:25

kkkk waar ogadeen cagli malaha faarax macalin iyagaa danbiga doontay somaliland maxaad usoo dhixgalinay saan

Ответить
@amiira8902
@amiira8902 - 22.07.2024 14:28

guuuuuul somaliland guuuuuul

Ответить
@hananloveandcaring
@hananloveandcaring - 22.07.2024 13:46

❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤good job and great 👍 working guul iyo gobanimo Somailand thank you 🙏

Ответить
@ismailali4339
@ismailali4339 - 22.07.2024 13:17

Inaad sheegto wiilkaas iyo shaqadiisa waa qalad, arimaha qaar baan lagaba hadlin.

Ответить
@abdinoor2194
@abdinoor2194 - 22.07.2024 12:55

Guuguule Salaan sare
Walaal Somaliland wax lug ah kuma laha
Haday Jirto cid hadalkiisa Turjuntay kama foga Muqaabul sida Cabdalle iyo Caabudwaaq ama Cawlyahan Bahalo oo laga yaabo inay dano Siyaasadeed isku haystaan
Sababtoo ah dadka warka ka duubay waa dad uu u aaminsanaa Reernimo ama Qolanimo
Waxaanu ogeyn in Siyaasadu lahayn Reernimo
Wixii lagu faqayey ayuu meel isla soo taagey
Habeenkii waxaa la dhawaaqaa inta Gacantaadu gaadho maalintiina inta dhagax gaadho
Odayga waxaa ku dhacay khalkhal siyaasadeed
Ilaahay ha u fududeeyo waa Nin Somaaliyeed

Ответить
@LibaaxShabeel
@LibaaxShabeel - 22.07.2024 12:36

FAARAX MACALIN waa Doqon. Doqon tuna xadhiga lagu xidhayo gacantay ku qadataa. Markaa cidna yaanu eersan isagaa isxidhee.

Ответить
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 - 22.07.2024 12:10

😂😂😂yaa aduun yo niin noolo maxa aragti ku laaban kukuyadi ma warkasay la timi maanta waxan uu malaynaya haday habar foolata dhali weeydo idoor ba ka dabeeyay bay odhan doonan daaroodku😅😅😅masjidka ciyarta ka daaya xaaroodow

Ответить
@maxamuudqaalib8390
@maxamuudqaalib8390 - 22.07.2024 11:55

Habar dhali wayday Allelo ku waalatay

Ответить
@SaidMahamed-tx4lp
@SaidMahamed-tx4lp - 22.07.2024 11:48

Kuukuuyadu way taqaana afsoomaliga siduu isagu u yaqaan sawaaxiliga

Ответить
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib - 22.07.2024 11:34

Fatall dawaara futadiisa difaaci karimaayo

Ответить