Kulanka Doorashada iyo Nabadaynta Ceel afweyn ee Garxajis iyo Habar jeclo

Kulanka Doorashada iyo Nabadaynta Ceel afweyn ee Garxajis iyo Habar jeclo

SAAB TV

8 дней назад

8,048 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@SaynabSaynab-d9q
@SaynabSaynab-d9q - 12.10.2024 10:50

❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

Ответить
@ducoqabe-z3b
@ducoqabe-z3b - 12.10.2024 11:39

Goaankii ayay mar 2aad ku celiyeen, kuna adkaysteen, iyaga oo cayayaankii ka daba buuqayay buufiyay, sida ex wadaad samaale.

Ha karaamo seegina habaar laygu Kari waaye. H.jeclo❤.

Ответить
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob - 12.10.2024 12:12

Masha Allah guul wadani guul iyo gobanimo somaliland Insha Allah

Ответить
@bilana289
@bilana289 - 12.10.2024 12:37

Nabada ayaa reer walba Dantu ugu jirtaa ILLAAHAYOW nabada ku sug umadaada Aamiin

Ответить
@ducoqabe-z3b
@ducoqabe-z3b - 12.10.2024 12:46

😂😂nabadaa ceel afwayn ee boqorku soo xidhay, 30 kaa cisho fiiro dheer ha loo yeesho oo hareeraha hala ga fadhiyo.

Ответить
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv - 12.10.2024 14:33

Guuuul somaliland

Ответить
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf - 12.10.2024 16:11

Habarjeclo mamaantey garxajis taageertey Habar awal oo waxkadhigteyna ay kaga bexeen waxbucurbaceyr dhaley aamin maleh

Ответить
@yusufawil7689
@yusufawil7689 - 12.10.2024 22:11

Mansha allah ilahay nabada wartaa ayaan waydisanaynaa

Ответить
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk - 12.10.2024 23:44

WAA SIDAA GX❤HJ

Ответить