Комментарии:
Cilmi aqoon iyo ogaal ayaa dhibaato keenaya aqligu ma qaadanayo
Cilmi ayaa sababaya inaad dhibaato gaysatid
Hadaa sheekhnimada iyo aqoonta diimeed si taban iyo togan ba waa u adeegsan kartaa
Sixir kama hadlaayo laakinse wahaabiyo waxay wadaan waa burburin bulsho iyo ragaadin aqoonta bulshada cilmu mandaqa iyo falsafada oo hooyada aqoonta ba ah ayay ku odhanayaan ha baranina
Casharki caawa inoo soo dhig walaal aan ku ceshanee
ОтветитьJazakallah
Ответить