Комментарии:
𝐱𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐦𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐚𝐬𝐨𝐜𝐨𝐝𝐚 𝐱𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡😂😂😂😂😂😂😂😂
Ответить𝐚𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐧𝐮 𝐦𝐚𝐝𝐚𝐱 𝐰𝐚𝐲𝐧𝐞 𝐮𝐮 𝐧𝐚𝐚𝐪𝐚𝐧𝐚𝐲 𝐦𝐮𝐮𝐬𝐞 𝐛𝐢𝐱𝐢 𝐜𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐤𝐚𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐧𝐮 𝐮𝐮 𝐧𝐚𝐚𝐪𝐚𝐧𝐚 𝐡𝐮𝐮𝐰𝐚𝐭𝐚 𝐮𝐮 𝐧𝐚𝐚𝐬𝐢𝐛𝐤𝐮 𝐮𝐮 𝐡𝐢𝐢𝐥𝐢𝐲𝐚𝐲
ОтветитьMOU-GII wuu burburey waadna ogaan doontaa mar dhow
Tankale warqaddii uu ku qornaa heshiiskii MOU-GA hadda banaanka ayaa la keenayaa waxaana ku qoran sida aan fileyno in deked ay itoobiya gooni uleedahay reer soomaalilandna waxaa loogu sheekeeyey dekedda berbera ayey itoobiya waxkala soo degeysaa
Soomaliland ilahay baa la jira oo ilaashanaya cidna kuma ah duulan oo weerar kuma ah lkiin xinka iyo xaasidnimada lagula kacayo ayuu ilahay arkayaa iyo calankaa tawxiidku ku qoran yahay waanay guulaysan doontaa
ОтветитьBeenta sow xaraanmaaha
ОтветитьEthiopia and somalia iyagey utaala lkn badaha jam somaliland iyada xukunta manta somaliland uma baahna heshiis kii Ethiopia waayo Ethiopia wey ku dhici kari weydey inay fuliso lkn somaliland imika uma baahana waayo imka qadiyada jamhuuriyada somaliland guud ahaan wey gaadhey caalamka oo manta dawlado ay ka mid tahay USA UK and Europe iyo wixii isku xulafo yihiin sida canada Australia Japan South Korea hindia iwm ayaa dnaynaya bada cas waxa mara ganacsiga %30 aduunka oo uma baahana in ay iksaga horyimadan Egypt and Ethiopia waayo waa marin nabad ah inkastoo imika xuutiyintu caqab ku yihiin ganacsiga marinka babal mandab iyo gacanka cadmeed taasi badalkeda Ethiopia MoU gii waxa ka hor istaagay USA UK and AU iwm manta somaliland guud ahaan guul bay uthay waayo qadiyada jamhuuriyada somaliland MoU sare uqadey lkn imika waxa kaliya ubahan nahay waa USA and xuladeeda dhanka cilaaqadka iwm
ОтветитьDadkan warbaahinta maxaa Ka qaldan? 20ka km ee Ethiopia lala galay, maaha siin ee waa kiro. Siin iyo kiro waa laba arrimood oo aad u Kala duwane, qoladiinnan saxaafaafadda maxaa igin Ka qaldan?
ОтветитьDaahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa intii aynu joogney oo aynu nooleyn arrimahan kamay dhicin somaliland.
2.0. kana soo billow xilligii dawladdii siyaad Baree ilaa maanta oo aynu joogno.
3.0. Wershadda Korontada:.
Weligeed may dhicin inay wershadda korontada hargeysa ganacsato gacanta loo gelliyo.
4.0. Weligeed may dhicin bacadlaha waaheen baa gubtey.
5.0. Weligeed may dhicin ganasiga tog wajaale baa gubtey.
6.0. Weligeed may dhicin guryo hargeysa ku yaalla yaa gubtey oo dadkiina ku dhinteen.
6.0. Weligeed may dhicin dekedda berbera oo lagu wareejiyey dawlado shisheeye sida UAE.
7.0. Weligeed may dhicin hawada somaliland oo toos loogu wareejiyey dawladda somalia iyadoo gacanta ku haysa hayadda ICAO.
8.0. Weligeed may dhicin berriga iyo badda lughaya iyo saylac oo lagu wareejinayo dawladda ethiopia.
9.0. MoU waxa uu qaattey xasan sheekh maxamuud 100.0 million oo doollars saxeexana way ku leedahay heshiishka berriga iyo badda lughaya iyo saylac
10.0. Waxan dhahayaa yaa difaaca shixnadda somaliland ee ka timaadda dibedda iyo dallalka shisheeyaha.
11.0. Waxan dhahayaa marnaba dawladda ethiopia dekedda ganacsiga iyo saldhigga ciidanka badda ethiopia lagama siin karayo berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
12.0. Dekedda berbera ee lagu wareejiyey dawladda tuugada ah ee UAE/DP World nadaxweynaha somalia wuu saxeexay horana arrintani way u dhacday.
13.0. Wuxuu ku qaattey madaxweyne xassan sheekh maxsmuud wareejinta dekedda berbera 30.0 million doollars waxanu ku lahaa dekedda berbera madaxweyne xassan sheekh saxeexa lagu wareejinayey.
14.0. MoU wuxuu haddana ku qaattey 100.0 million oo doollars waxana bixiyey dawladda turkiga oo danteeda wadata.
15.0. Waxaanu oggolaaday inuu saxeexo bixinta berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
16.0. Waxay dawladda tuugada ah ee UAE/DP World waxay ugu ballan qaadday madaxweyne muuse biixi abdi 100.0 million oo doollars hase yeeshe muu calfanin wayna dhammaattey artintaasi.
Ciidamadu way dhisan yihiin oo xoog ayaa loo qalbeeyay xaga hubka iyo gaadiidkaba
Ответить🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤ guuuul SLND Alloow guuuul SLND Alloow jebi cadawga SLND Alloow jebi cadawga SLND aamiin yaarabii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️
ОтветитьCADOWGA SOMALILAND DHAMAN ILLAHEYE HAA BUURBURYO🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
ОтветитьNinkani waa xogxogaal Wle Somaliland hada guulaystaysnaysaa military ahaan iyo siyaasad ahaanba stragic ay taalo ayuu hada aduunku ubahanhy
ОтветитьWasiirkan.arimaha.debeeda Aadbaa looga darinaya history giisa marakanka ayay faaro kayalan siidaykasheegen dadkay kuwada noolayeen
ОтветитьWaar niimanyaw maxaa ka jira wasiirka arimaha dibadau inuu danbiyo badan ku galay maraykan alle hasahlo madaxwaynuhu muu baadhin waraysan reer manisooto caawa kiliib baan ka maqlayay laysku waraysanayo
ОтветитьArinta wargeysadu qorayaan ee aqoonsigu waxay ku kala jiidayaan isusoo dhowaanshaha somalida ee waa afka baarkiisa bal arinta argagaxa ku ridey masar eretereya iyo jabuuti ee aan somalida taaban iyana waa qisiyo yaab somali maanta hadaanay isu iman oo heshiin waxay toos u hoos tegeysaa ethiopia waayo arintan in baddaheena la hungureeyo waxaa ka dambeeya G21 waana nimanka xasan dhabarka ka jebiyey ee ethiopia u adeegsanaya somalida
ОтветитьSomaliland talay u baahan tahay haday maanta tashan waayaan dekeda laga dhisayo berbera iyo jabuuti dhexdeeda markay dhamaatay baraarugi doonaane hayska hurdaan waa sidii ceerigaabo cadowgu intuu maatadiisii ka raray ciidan hubaysan ku soo guray ee ay iska daawanayeen ee markii cashuurta bixiya la yidhi ay u baraarugeen ee maanta rag ku dhimanayo kuna dhaawacmayo iyagoo ka hor tegi lahaa dhimashadaa iyo dhaawacaa
ОтветитьUgu yaran 4 wasiir oo xirsi u ahanjiray wakhtigii siranyo aya mesha ka muqda oo ina xashi ugu jira yaab
ОтветитьCadwaga somaalilnd ilaahy ha jabiyo jabuuti somaliya turki qatar masar ilaahya haygana qabto
Ответить