Комментарии:
Isaaq laan aama,,idoor waa qaaladan yaahay sababatun
Xaag ayuu xaa ku doonaya qaabiil qaabiil uuma,dolaadeeyo kuu'eekada dhuukiina oo,joojiya kiibirka iyo xadguubka
Waa saxtaas ee allaha aqliga ha idiinsoo cesho eebe aamin
ОтветитьXaguu jiray markii laascanood ladu qaynay
ОтветитьMarsha allaah
ОтветитьWadaadkan xaguu ku maqnaa intii laascaanood xasuuqa ka socdey haduu aan xasuuqa raali ka ahayn isgoo hargeysa jooga inuu iska aamusa ayaa u fiicnayd.
ОтветитьSheekhaan inuu iska aamusa ayaa u fiicnayd
ОтветитьSh didir naga madan xishoon dheh dagaalka ma haduubilowdey dadka reer Somaliland baddhahdan horta yaa ah dadka aad somaliland kusheegtan walidan iyo beenta aad dowlad deyneysan waxaad ogaataan dhiigiina iyo malkiina baad uxalaaley neysan Harti aa cadiifada Isaaq Iskadaa Harti somaliland ah majiro aa jooga
Isaaq ama. iddoor anaguna qowdhan ugu yerno hadey raban iney go'aan Cid ceshan majirto somalida konfur hadanahey mabarabno reer kaan qayladabadan aa caytamo yer iyo wenba lkn dhulkooda hala goaan oo hajojiyan Ingriiska ayaa usiiyey iyo qiyaliga
Ilaahay Somaali qalbiyadooda qabyaalada ha ka saaro,bal wax meey u tarto qabyaalada marka dhibaato ku dhacdo waa iyaga Somaaliyeey wax ii qabta ku calaacala
ОтветитьMasha Allah, adigoo kale Allah hanoo badiyo
ОтветитьSheekha kheyr Allah ha siiyo
ОтветитьKUWA ARAB EE KU DHINTAY AMA KU DHAAWACMAY EE GURIGASGA KA YIMID MAAD QABATID OO JOOJISID...????!!!!
ОтветитьDHIIGSHIIL WAA NINKII BARAAGAHA SNM UGA QODAY KALSHAALE... MUXUU KU HADLAYAA???!!!
ОтветитьDHL IYO ISAAQ OO DHAN MIYAA DAGAALAMAYAAN???
ОтветитьQQOR ULUGUD DHL AMA HARTI BAA LEH...
ОтветитьWIILKAN HADLAYA WAA MID DHAAMA DADKA ISAAQA ODAYAASHOODA...!!!
ОтветитьMAHADSANID WIILKA
ОтветитьAlle haynaga madoobeyo dhiiga islamka. Somalia meel walpa way isku cunaysa kadib dawladi siyad bare allow bedel qayr qaba
ОтветитьSheeqeena Qaaliga ah SH Dirir ربي يحفظك ويبارك فيك شيخنا الفاضل ويجزيك عنا خير الجزاء
ОтветитьCulumadoo dhan waa iney soo dhex galaan Dhalinyarada Soomaaliyeed Dhiigooda daa danaya haw nasteexeeyeen
ОтветитьM.allaah Allaha ku xafido ehelu khayr Allaha kaa ajri siiyo mahadsanid ❤😂🎉😢😅😅😊❤❤❤
Ответить❤😂war inankan somaaliyeed waa nin wanaagsan oo nabadoon ah oo yutuberba u ekayn Allaha ku sharfo ku soco khayrkaa.😂❤🎉😢😮
Ответитьdalkan.somalland..waa.ladayacaydanaystayaal.garaadkuudu.adafkudu.ahaa.aduunyo.dhaqasho.oy.kabeen.ahayd.wansodagalamay.oosomaliland.baan.daacad.u.ahay.been.bay.ahay.waa.danayste.cid.naba.dan.kalahayn.okaliya.caan.ku.ah.dhiigmiirato..dirays.xidhay.oo.kursi.fadhistay.xisbi.usamaystay.in.aydadka.cu.naan.
Ответитьdadka noocasiya.eedadkaliqay.jeebkoodi.maantana.eeg.waxadhacaya.somalilland.war.islamahayso..waxa.iski.haysta.gidi.habar.dugasg.oodhan.raqbaana.lootashaday.maatiya.imaoga.ale.ayay.leedahay.
ОтветитьShiikhu waa snm
ОтветитьWeriye Maaha dhulbahante iyo habarjeclo ee waa dhulbahante iyo dir
ОтветитьDiriraw noolaw allah ha kubarakeeyd ku barakeeyee meesha tag oo ka ergee kala dhex gal sheekhaw tag meesha rag baddan baa xumaaday ee adigu dad adigaa allah yaqaan ee ❤1❤❤
ОтветитьMashallah allaha ku xifadiyo wiil aqali badan baa tahaye
ОтветитьGaal iyo islam nabadu waa ugogol nasteexaad. Nabadana reerkiina ayaa kuxajiimooda. Reerkiina qabta hadaad dad islam ah tihiin.Dulmiga iyo adyadana kareeba.
Dhulka inta aad kadegan tihiin jooga anaguna waanu joogaynaa intayada. Noo Dawladeyn maysaane.Haddii kale dee waxaynu waxaynu kala helo waa la’arki.
Teeda kale sheekhan xaguu jirey markii dhulbahante lagu soo duulay? Laba sheekhba kama ay hadlin dagaalkii Laascaanood.
Jazaka Allahu kheyran
ОтветитьMasha Allah
ОтветитьMasha Allah dhalinyarada somaliyed waa in ay kugu daydan wanaga aad ka hadlaysid Nin wax badan garanaya ayaad tahay
Ответитьshekh cumar dirir si fcn ayad ula hadashay dadka dirirtu u dhaxayso wana in la isxakameyo
ОтветитьDhulbahante gurigiisii ayuu joogaa u sheeg isaaq iyagaa guryahoodii ka soo yaacaya ee guryaha dadka ku socda cidina raali kama aha in mustaqbalka dhalinyarada xaabada laga dhigayo isaaq soo fahansii warkaa denbigu reerkaa duulaanka ah ayuu ku socdaa
ОтветитьDhalinyaro siyaasiinta kursiga yey idinku xagsan markaad dhimato cid umaqan walidka iy ilmahagi ma jirto allah mooye.haddaad dhawacanto
Hoyada iyo aabaha dhakhtarka ayaga un ba laga raba lacagti la idinku daawayn laha ,mida kale waxa aad dilaysa waa abtiga,ina abtiga , kii eedada dhadhay .naagtaada qoyskeedi
Akhirana dhiigi godku kugu suga qofkaad dishay ama ku dilay.caqligu ha shaqeeyo
Yaan qabiil siyaasafaysan
La idinku dhamayn dhulku waa dhulkiini dadkuna waa dadkiini
Cadow ina ka sareeya ba jira oo loo baahan yahay inaad isu kaashatan intaad dhiig xaqdara iska daadin lahaydeen
Maashaa allh culimada hadalkooda halqaato alha idinku anfaco dadka islaynayoow
ОтветитьDadkiina ceshada dhulbahante duulaan maaha dhulkiina jooga idinkaa marwalba weerar ah
ОтветитьDoqon aan Laga doqonsanay
ОтветитьMuxuu shalay u soo hadli waayey markii lascano la duqaynayey ma haday dhibka tasbtay sheequ 😂😂😂😂
ОтветитьDirir iyo dahabshiilba waa munafaqiin dahabshiil waa ninka lacagta maleeshiyaadka Snm bixiya
ОтветитьHadayrun sheegayaan haqabteen soduulayaasha waa iyaga alaah na waa arkaa
ОтветитьRasuulkii ilhasaarin diriroow ala maxaa balaayo kuu aasan warsawkii bishiirabadan ee reer sool lagaracayey amusnamatihid ee ciidiina latukanayey musejudan
ОтветитьWalee diriirow hoogbaa kusugnaayday alaah hortiis sidiikii ay uyaqanen adan siiro dhulbahantuhuna ay uyaqanen adansii 0
ОтветитьWaxaa la arkijirey ninkii aydhihijireen adansiiro oo islasima ama kusohalqabsada ciidamadii asxabta rasulka salalahu calayhi wasalam iyo kuwa Snm ee istagakukaaja
ОтветитьMarka oday dirirow warwaakuuyaal waxnawaaku sugayaan alaah hortiis adansiirona alaah ayuu lahortegey cadalad daradii ukuhayey dhulbahante iyo xaqdaradii uu ufadwonayey mamuka Snm
ОтветитьColaada idoorow idinka ayay wax idinka taraysaa xisaabo badan ayaa idinkunaqan oo adkagashen umada Somaliyed malaayiin darawiish ah ayaad sancadale ingiriis kubabi isen
ОтветитьMarka idinkuba fahma oo iswaydiiya warmaxaynu uxasili lanahay oo nagubaya marka wawajib inla idinka gudo xisaabo badan Inshaa alaah
Ответитьماشاء الله تبارك الله، بارك الله فيك، kaad ku mahadsan tahay caqkiga saliimka ah ee ALLE ku siiyey, soomaaliyeey cadowgii soomaalieed wuu kugu soo wajahan yahay xageerab iyogaashaan u doonanaysaa markaas, aqligu ha shaqeeyo soomaliyeey
ОтветитьSh Dirirow Ama xishoo Ama c.....
ОтветитьMahadsanid sxb soomaali waxba makala ahan mana kala adka waxaa waxan in aanlaga tagin islaan nimada ehelnimada iyo soomaalinimada
ОтветитьIdor mumin Malagasy
Ответить