GABDHO CAMBUULO MACAAN KU IIBIYA #JAAMKA #EASTLIEGHT

GABDHO CAMBUULO MACAAN KU IIBIYA #JAAMKA #EASTLIEGHT

HANOOLAATO

3 года назад

10,024 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@mjchannel3790
@mjchannel3790 - 19.01.2021 10:16

Ilaah DaRtiis Subscribe iigu saar wll please mahadsanid

Ответить
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 - 19.01.2021 10:27

30 sano kuwa ku haaya soodir IWM maxaa u diidey ineey shaqeystaan, In la’caawiyo ayeey u baahan yihin

Ответить
@ifrahmuhidin4346
@ifrahmuhidin4346 - 19.01.2021 10:41

Masha allaaah shaqo aa sharaf leh allaha u barakeeyo insha allaaah 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

Ответить
@garaad_medea
@garaad_medea - 19.01.2021 10:47

.Nebi muxammed waa qofka ugu horreeya ee gali doono jannada❤ waxaana ku xiga ambiyadii alle iyo rusushii alle, waxaana ku xiga ummadda nebi muxammed, ummadda nebi muxammed waxaa ugu horreeya ee jannada gali doono waa kuwa fuqarada ah

Allow kuwii jannada aad galiso naga mid yeel. ... Aamiin dheh hadaad aragto commentigan.😍Aamiin 🤲

Fadlan Chanelkeena subscribe saar waxyaalo khayr ah waad ka heli doontaaye

Ответить
@ilayscmr1800
@ilayscmr1800 - 19.01.2021 10:50

Maansha ALLAAH
Shaqo aa sharafleh guuleyso walaasheey

Ответить
@kalaxeymohamed7618
@kalaxeymohamed7618 - 19.01.2021 11:01

Camerodaan dadka sanka laga galinaayo naga daaya team Hanoolaato pls space siiya dadka

Ответить
@nicmatullah439
@nicmatullah439 - 19.01.2021 11:02

Heer baadiyanimadan mexe tahay shaqsiga hadoo rabin in wajigiisa la arkin ma lo qariyo wa awoodane

Ответить
@cawiyemunir4733
@cawiyemunir4733 - 19.01.2021 11:04

Hanolato camerada Muslimka sanka iyo indaha hakagalinina plz

Ответить
@sabuurhussein807
@sabuurhussein807 - 19.01.2021 11:22

Masha Allah

Ответить
@cadeyare3378
@cadeyare3378 - 19.01.2021 11:27

Hanolato camerada hadi qofku rabin wajiga dedo dhaha muqaladane so badiya

Ответить
@maryamaadem7179
@maryamaadem7179 - 19.01.2021 11:43

Maasha allaaha

Ответить
@cabdicasiiscraxman192
@cabdicasiiscraxman192 - 19.01.2021 11:55

Masha Allah digir iyo bariis waa macaan

Ответить
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 - 19.01.2021 12:10

Maashaa allah wadani

Ответить
@abdikhadarmohamed1762
@abdikhadarmohamed1762 - 19.01.2021 12:36

Masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH

Ответить
@abdikhadarmohamed1762
@abdikhadarmohamed1762 - 19.01.2021 12:38

Ya RABB ya ALLAH ya RAXIIM ya RABB ya MALIK YA RAZAAQ YA RAHMAN unaxariiso iirzaaqada ubarakee unabadi adoontada gaal iyo muslimba intii xalaal kaganacsada

Ответить
@beezboy5436
@beezboy5436 - 19.01.2021 12:39

Masha Allah wa cunto aniga an jacel yahay

Ответить
@Amin-zs4ve
@Amin-zs4ve - 19.01.2021 12:48

Galabwalbo waan arkaa gabdahaan inay maqayad tahay Mana maleyneyn

Ответить
@luckyaxmed467
@luckyaxmed467 - 19.01.2021 13:08

Xaa iska qarine maamo weynaa tahaye tiktokba waad ku dhex jirte yb

Ответить
@ocroafff5527
@ocroafff5527 - 19.01.2021 17:38

Nairobi eastleigh mashallah

Ответить
@abdifatahhussein4129
@abdifatahhussein4129 - 19.01.2021 18:08

Manshaallah subscribe sodaha

Ответить
@abdulkadirdaahir1542
@abdulkadirdaahir1542 - 19.01.2021 18:59

masha allah alaabtaan waxaan kacuni jiray wadada kobaad ee bakaaraha olompic hosteeda fal faliir kooda aan jeclaaay

Ответить
@maxamedsiciid1896
@maxamedsiciid1896 - 19.01.2021 19:58

Markizu Darul-Mucalim Online
waxad ka helaysaa wax barasho online ah .
maadooyinka lagu dhigaayo waa:-
-Qur'an
-hingaad
-xadiis
-caqiido
-adkaar iyo culuum kale
contact us whatsupp:- +252634054928

Ответить
@trumpppl2024
@trumpppl2024 - 19.01.2021 20:13

.MASHAA allaaha

Ответить
@ikranabdi8836
@ikranabdi8836 - 19.01.2021 20:26

Masha Allah

Ответить
@aliosman5386
@aliosman5386 - 19.01.2021 21:19

Mnshalla si ficn bay u xafiday Nadaafada, hore u socoda

Ответить
@aadanali3920
@aadanali3920 - 19.01.2021 23:47

Heeeee kaas cambuulo bes maaha king cambuulo ayaa la dhahaa masha Allah good luck

Ответить
@yh___yinhbr1876
@yh___yinhbr1876 - 20.01.2021 01:10

Masha allaH HanoolaaTo MagaaLka Meel ay dhaafeyso ma Lahan Weyna TilaabsanayaaN Never keep Up .

Ответить
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 - 20.01.2021 04:12

Asc. Ninkaan maxaa ka'qaldan? Katag gabadha.

Ответить
@abdirahindahir4614
@abdirahindahir4614 - 20.01.2021 07:10

Mashalah shaqo sharaf leh allow u barakeey ganacsigooda.

Ответить
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 - 21.01.2021 16:19

masha allaah waa feker fiican

Ответить
@azizaali6113
@azizaali6113 - 23.01.2021 04:00

MashaAllah MashaAllah ilahayow ubarakaay. Ameen ya Rabbi

Ответить
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 - 25.01.2021 16:29

Walaahi waan u xiisey cabuulo galley, cabuulo qamadi iyo cabuulo meseggo 😋😋😋😋😋😋💯💯💯❤ inaas oo nooc dhadhankooda waa iga tegey cuntooyin kale ayaa carrabkeygu la qabsadey .ilaahey ha u bullaalo gabadha

Ответить
@gomeyre6320
@gomeyre6320 - 26.01.2021 11:29

Gabdho shaqeey sanaayo masha alaah shaqaa sharaf leh tuugsi ayaa ceeb ah

Ответить
@Deeq_official
@Deeq_official - 05.02.2021 23:58

Waxii dhamaay hasocoto ayaa ka dhigtay? Barnaamijyadaado meel kuma hagaagsane

Ответить
@kingmaestro8971
@kingmaestro8971 - 28.02.2021 10:30

Can I get the contact of this lady please ?

Ответить